Kadib markii dib loo hawlgaliyay Hay'adda waxay muddo gaaban ku hirgali5ay dhi5maha dhi5maha iyo qalabaynta xarunta dhexe ee ay ku 5haqay50 hay'adda SoDMA, taa5oo loo dhi5ay 5i heer 5are ah laguna qalabeeyay dhamaan agabka lagama maarmaanka u ah guda5hada waajibaadka 5haqo ee hay'adda. waxaana u mahad celinaynaa hay'adda UNDP oo ka kaalmay5ay hay'adda Waxaa kaloo mahad balaadhan u celinaynaa hay'adda UNICEF oo kaalin laxaad leh ka qaadatay qalabaynta
Sanadguuradii dib uhawlgalinta hay'adda oo ku beegnayd 16/8/2023 ayaa waxaa xarunta dhexe xadhiga ka jaray Ray5ulwa5aare kuxigeenka XFS Mudane Saalax Jaamac. xarunta.
Si loo maareeyo xaaladaha degdega ah, loona badbaadiyo naf iyo maalka bul5hada 5oomaaliyeed, waxay Hay'adda Maareeynta Ma5iibooyinka qalabay5ay i5Iamarkaana hawlgali5ay Xarunta Qaran ee Hawlgalladda Gurmadka Deg dega (National Emergency Operation Center). Xarunta ayaa diyaar u ah fidinta adeegyada gurmadka deg dega ee dalka.
Kadib roobabkii yaraaday afar xilli roobaad oo isxigay waxay sababtay abaar daran taasoo saamaysay in ka badan 7.8 Malyan oo qof iyo malaayiin xoola ah, taasoo horseeday barakac baahsan oo gaarayo ilaa 1 Malyan qof. Hay'addu waxay gurmad balaaran gaarsiisay deegaanadii ay abaartu saameeysay. Waxayna hay'adu ku guuleeysatay fulinta gurmad balaaran oo door weyn ka qaatay in laga hortago halistii macluusha ee dalku qarka u saaraa.Sidoo kale Hay'adu waxay gurmad degdega ah gaarsiisay deegaanadii ay saameeysay fatahaadaha gu'ga 2022 iyo deyrtii Elnino 2023.
Sida ku cad waajibaadka hey'adda ee ka digista halisyadda iyo xaaladaha khatarta ah waxay si Maalinle, Asbuucle iyo Bille u aruurisaa warbixinada xaaladaha khatarta ah ee wadanka ka jira, waxayna sidoo kale odoros kabixisaa khataraha kusoo fool leh, iyadoo islamarkaana isha ku haysaa khatarta markaas taagan. Haddaba, Hay'addu waxa av soo saartay digniino kala duwan oo ku saabsan; Fatahaad, Abaar, Hirarka Badda iyo Dabeylo xoogan oo ku soo wajahnaa deegaano badan oo wadanka ka mid ah, digniinahaas oo u sahashay bulshada in ay xiii fiican ku baraarugaan kana digtoonaadaan, taasoo yareysay qasaaraha ka dhalankaray oo isku jiray naf iyo maal.
Roobabakii Deyrta ee 2023 ee ay weheliyeen xaladda cimilada EINino ayaa sababtay daadad iyo fatahaado aad uga biyo badan sida caadiga ahayd. Xaaladan ayaa saaameyn ku yeelatay ilaa 2.5 Million ruux halka ay ku barakaceen in kabadan 1.1 million ruux iyadoo saamaynta ka dhacday 36 dagmo, roobabkaan ayaa waxaa ku geeriyootay ilaa 118 ruux.
Kadib masiibadii El-Nino, Hay'adda Maaraynta Masiibooyinka (SoDMA) ayaa ka codsatay hay'adaha kala ah Bangiga Aduunka, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay in laqiimeeyo waxyeeladii fatahaadaha El-Nino 2023. Wadatashi farsamo kadib waxaa lagu heshiiyay in la laga qabto qiimaynta 16 ka dagmo ee ugu saamaynta badneed xaaladdii El-nino iyadoo qiimaynta lagu suubinayo ilaa 10 waaxood (sectors) sida ku cad shaxda hoose.
Ugudanbeentii, howsha hortabinta ugu muhiisan leh ayaa ah in loohelo qorshayaan iyo dhaqaale lagu fuliyo talooyinka warbixinta guud ay bixineeso isla markaana loo helo bulshooyin disan una adkesan kara khatarada ka dhaca deegaanadooda.
Wasaaraddu waxa ay Dib-u-eegis ku sameysay istiraatijiyada Qaran ee Xasilinta iyada oo la tashi la sameysay dhamaan hay’adaha ku shaqada leh arrimaha Xasillinta oo ay ugu horeeyaan Hay’adaha Dowladda Federalka, Dowlad Goboleedyada, Maamulka, Gobolka Banaadir, Qeybaha Bulshada iyo Hay’adaha iyo Deeqbixiyeyaasha daneeya howlaha xasilinta.
Hay'adda waxa ay diyaarisay istraatiijo 5 sano ah oo ay ugu talo gashay ka qayb qaadashada yaranta khataraha Musiibooyinka%50 Mudada shanta sano ah ee soo socota (2024-2028).
lstaraatiijiyadu waxay xoogga saaraysa qorshaha 5 ta sano ee soosocota waxay xooga
)) U ADKAYSIGA AAFOOYINKA IYO MASIIBOOYINKA
)) U DIYAAR GAROWGA IYO KA HORTAGA MASIIBOOYINKA )) KA JAWAABISTA MARKAY DHACDO MASIIBO
)) MASHAARIICDA 018 USOO KABASHADA
lstiraatiijidaan waxa ay laf dhabar u tahay hanaanka maareeynta musiibooyinka iyo badqabka bulshada soomaaliyeed waxaana qeyb ka ah Wasaaradaha Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyinka ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. saaraysaa mashaariicda la xiriirta