Mareegta E-Moifar ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta waa madal rasmi ah, oo dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo ajaanibtaba uqabato adeegyada uga xiran Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee XFS, iyada oo loo marayo si fudud oo tayo leh.
Hiigsiga laga leeyahay Mareegta E-moifar waa hirgelinta bay’ad Dijital ah oo u suurtogelinaysa qofka iyo guud ahaan bulshadaba in ay si hufan ula falgalaan dowladda, ayna qeyb ka noqdaan horumarka.
Tayeynta adeeg bixinta iyada oo wax laga qabanayo baahiyada iyo himilooyinka muwaadiniinta iyo ajaanibta.